Home Wararka Somaliya Galmudug Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo garab istaag ugu Tegay Ciidamada Galmudug ee...

Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo garab istaag ugu Tegay Ciidamada Galmudug ee Wisil ku sugan (Sawiro)

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug kuwooda ku matala Gobolka Mudug, wasiir ku Xigeenka Wasaradda Caafimaadka Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa Deeq Taakulo ah ku wareejiyay Maamulka Gobolka Mudug iyo Kan degmada Wisil Kaas oo ay ugu talo galeen inay uga qeyb qaataan Bilooga Howlgalkii Xureynta Degaanada Gobolka Mudug ay kaga sugan yihiin Al-shabaab.

MasuuliyiintaTaakuladaan ku wareegiyay Masuuliyiinta Qorshaynaysa Saadka Ciidamada Kale duwan ee Wisil ku sugan ayaa kala ah.

Xildhibaan Xasan Baashir Warsame
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Carabay).
Xildhibaan Bashir Sheik Axmed
Wasiir ku Xigeenka Wasaradda Caafimaadka Dr. Mahad Caabi Ciise iyo Agaasimaha waaxda Amniga Gobolka Mudug ee wasaaradda Amniga Barre Abshir Guled.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo kan degmada Wisil ayaa uga mahadceliyay masuuliyiinta taakulada ay maantay ku wareejiyeen, iyagoo balan qaaday xoraynta degaanada maqan.

Ad
Previous articleMaamulka Deegaanka Bajeela ee Gobolka mudug oo soo saaray Amaro culus
Next articleCiidmada Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo Bandhigtay Burcad shacabka dhac u gaysan jiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here