Wednesday, July 15, 2020

wararka Dalka ee maanta



Wararka Caalamka ee Maanta

Cali Waxaa loo diiday Sharciga Sweden lakin Waxa uu helay Sharciga...

Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada Afqaanistaan ​​ee aan waalidkooda la socon ayaa yimid Sweden xilligii dhibaatada qaxootiga ee sanadkii 2015 waxana markaasi...




Kulamo dhexmaray Rai’isul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Dhuusamareeb kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed,...

Gudiga Dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo la magacaabay (Akhriso)

wasaarada Arimaha gudaha Galmudug ayaa goor dhow ku dhawaaqday Gudiga Dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo. Gudiga ayaa looga Fadhiyaa Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo sanadkan leh Xiiso...

Raisal’Wasaare Xasan Kheyre iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Waxaa si wadajir ah ay garoonka diyaaradaha ugu soo dhoweeyey Madaxweynaha...

Gudoomiyaasha Labada Aqal ee Barlamaanka Somaliya oo ku wajahan Galmudug

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay maalmaha soo socda tegi doonaan Magaalada...

Rai’sul Wasaare Xasan iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ku soo wajahan Dhuusomareeb

Waxaan Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ka degtay diyaarad siday wafdi hordhac u ah Safarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  ee Maanta halkaas uu ku...



Kulamo u socda Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Warar muhiim ah oo laga helayo

Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland, Koonfurgalbeed iyo Hirshabelle ayaa  kulan qado ah uu ugu sameeyay Madaxweynaha Galmudug kaga qayb galaya Beerta Nasashada ee Magaalada Dhuusamareeb. Marti-Soorkan...

Taliye Odowaa oo ka hadlay qarax maanta lagu weeraray kolonyo uu la socday

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay qarax ismiidaamiin ah oo lala beegsaday kolonyo uu la socday oo marayey agagaaarka...

Galmudug oo ka hadashay dabkii Magaalada Dhuusamareeb

Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb ka dib markii uu Dabku ka dhashay Booyad...

Dhageyso:- Wasiir Fiqi ”Madaxda Dowladda lagama aqbalaayo muddo kororsi”

Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Galmudug Axed Macalin Fiqi ayaa sheegay in hadii doorashada Soomaaliya ay waqtigeeda ku dhici weyso ay qatarteeda leedahay,isla markaana ay...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo cadeeyay mowqifkiisa Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa si diiran u soo dhoweeyay war murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Dowlad goboleedyada ku...



War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Wada-tashiga ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya Dhusamareeb (Daawo Sawirada)

WAR-MURTIYEED Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare,...

Imaaraadka oo raadinaya qaab uu wax uga badalo istiraatiijiyadiisa Soomaaliya! (Xogo Cusub)

Muddo xiriiro qabow ah ka dib, Imaaraadka Carabtu (UAE) waxa ay hadda doonaysaa in ay dib ugu laabto  Soomaaliya, iyada oo ku yaboohay in...

Booliska Germalka oo lagu eedeeyay Dilka Rooble Warsame iyo Banaanbaxyo ka dhacay Hamburg

Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Hamburg ayaa soo qaban qaabisay Mudaaharaad ay kaga soo horjeedeen qaabkii uu u geeriyooday Rooble Warsame. Wiilka oo 22-sano jirey Soomaalina ahaa...

Qaramada Midoobe oo Sheegtay in Dadka loo heesto Dilka Jamal Khashoqji uu ugu horeeyo Maxamed Bin Salman

Sarkaal sare oo ka tirsan QM ayaa sheegtay in dhaxal sugaha Mohammed bin Salman (MBS) uu yahay la tuhunsanaha koowaad ee loo haysto dilkii...

Madaxweynaha Galmudug oo ka Tacsiyadeeyay Geeridii ku timid Raisul’wasaarihii hore ee Somaliya

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Abshir Faarax, Ra-iisul Wasaarihii hore...

Xisbiyada Somaliland oo ku heshiiyay Qabsoomida Doorashooyinka+Sawiro

Sidoo kale waxaa uu soo noqday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho,waxaana la sheegay in Gudaha dalkaasi turkiga ay u qaaday dowladda Soomaaliya,isla markaana...

Rai’sul Wasaarihii hore ee Somaliya oo Turkiga ku geeriyooday

Alle ha u Naxaristee waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax, kaas oo la...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee Puntalnd Maxamed Cabdi Xaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo ku...

Sawiro:- Caasimada Galmudug oo lagu daadiyay Ciidan dheeraad Ah

Ciidamada ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa lagu daadiyay wadooyinka waaweyn ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug si ay u xaqiijiyaan Amniga Guud ee Magaalada...

Galmudug oo wada Qorshe Madaxda Dowlada uga qeyb galayaan Shirka Dhuusomareeb

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socda shir ay leeyihiin madaxda Dowlad goboleedyada , shirkan ayaana looga arinsanayaa arimo badan oo...

Wararkii ugu Danbeeyay Madaxda Maamul Goboleedyada oo Shirar u Socdaan

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa Xalay shirar gaar ah oo albaabada u xiran uga bilowday xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb, kaddib furitaanka Shirka Wadatashiga oo ahaa mid...

Waxgaradka Waqooyiga Gaalkacyo oo sheegay in Ciidanka Puntland Laayeen Dad Shacab ah

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Magaalada Gaalkacyo ayaa beeniyay in weerarkii xalay ka dhacay Gaalkacyo Ciidanka Puntland ay la beegsadeen Koox ka ganacsada...

Galmudug Oday 80 jir ah oo ka mid noqday Ardayda u fariisatay Imtixaanka fasalka 8-aad:- Sawiro

Kumanaan Ardayda Fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Soomaaliya oo Maanta si wadajir ah ugu fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ah 80-jir...

Dowlada Turkiga oo soo bandhigtay sida lagu joojin karo Dagaalka Liibiya

Dowlada ay aqoonsantahay Qaramada Midoobay ee Liibiya ayaa aqbali doonta xabad joojin kaliya Haddii Ciidamada General Khalifa Haftar uu kala baxayo gobolada dhexe iyo...

Akhriso:- Hal Qodob ay ka mideysanyihiin Madaxda Maamul Goboleedyada

Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug uga furmay shirka wadatashiga ay leeyihiin Madaxda maamul goboleedyada xubnaha ka ah dowlada...

Last News in English



Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka Maanta ee Mudug24