Home Wararka Somaliya Galmudug Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo laga Furay Xarunta Hidaha iyo Dhaqanka

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo laga Furay Xarunta Hidaha iyo Dhaqanka

0

Gaalkacyo dhinaca Galmudug waxaa laga furay Xarun cusub oo lagu magacaabo Hidda Sida,.

 

taas oo ah xarun dhaqan islamarkaana Laga helayo dhamaan cuntooyinka dalka iyo Agabka hiddaha iyo dhaqanka.

Goobtan oo ah madal nasiino iyo meel laga heli karo cuntooyinka dalka.

 

Taas oo si wanaagsan loo diyaariyey ayaa sidoo kale fursad is dhexgal u ah dhalinyarada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug oo mudooyinkanba isu-goosha.

Ad
Previous articleBeesha iska Leh #HOP89 oo cabasho Xoogle ka Muujiyay Doorashada Kasocota Galmudug(Sawiro)
Next articleWiil Dhalinyara ah oo Hooyadiis aabihiis iyo Walaalihiis ulaayay Sabab layaaab Leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here