Home Wararka Caalamka Wiil Dhalinyara ah oo Hooyadiis aabihiis iyo Walaalihiis ulaayay Sabab layaaab Leh

Wiil Dhalinyara ah oo Hooyadiis aabihiis iyo Walaalihiis ulaayay Sabab layaaab Leh

0

Booliska magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa sheegay in wiil dhallinyaro ah uu laayay qoyskiisa kaddib markii uu la qabsaday ciyaarista Game-ka ay dhallinyaradu aadka u jecel yihiin ee loo yaqaanno PUBG.

Bayaan ay maanta oo Jimce ah soo saareen taliska booliska ee waddanka Pakistan ayay ku sheegeen in ay xabsiga dhigeen wiilkan oo 18 jir ah kaddib markii la ogaaday inuu dilay hooyadiis, walaalkiis iyo saddex gabdhood oo la dhashay.

Falkan naxdinta leh ayuu u adeegsaday bastoolad ay hooyadiis lahayd oo guriga u taallay.

Arrinta layaabka kasii dhigtay dhacdada argagaxa leh waxay ahayd in markii uu wiilkan qoyskiisa laayay uu seexday dhulka, isagoo u dhaqmay sida marka ciyaarta lagu jiro ee kuwa kaasoo horjeeda la laayo loo seexdo, si uu qofka u gabbado.

Ad
Previous articleKoonfurta Magaalada Gaalkacyo oo laga Furay Xarunta Hidaha iyo Dhaqanka
Next articleHirshabeele oo Markii ugu Horaysay Cadaysay Mowqifkeeda Ciidamadii lagaeeyey Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here