Home Wararka Somaliya Galmudug Weerar ka dhacay Deegaan Hoostaga Dhuusamareeb oo dad Lagu dilay

Weerar ka dhacay Deegaan Hoostaga Dhuusamareeb oo dad Lagu dilay

0

Weerar gaadmo ah ayaa maleeshiyada hubaysan ay ka geysteen deegaanka tuulo-xayow oo ah inta udhaxeysa Dhusamareeb iyo Ceeldheere.

Warar ayaa sheegaya in weerarkaas ay Alshabaab fuliyeen waxaana lagu dilay 3-ruux oo ka mid ah dadka tuulada.

Weerarka oo dhacay gabal dhicii maanta ayaa lagu soo waramayaa in Alshabaab ay ku beegsadeen dad shacab ah, iyagoo gubey gaadiid iyo hanti kale.

Wili ma jiro Wax war ah oo ka soobaxay Galmudug kuna saabsan Weerarkaas ay Alshabaab Fuliyeen

Ad
Previous articleLiiska Golaha Deegaanka Balnbale oo La shaaciyay (Akhriso)
Next articleMaxaa Caqabad ah oo Ka shira Shirka Maanta ?.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here