Home Wararka Somaliya Galmudug Maxaa Caqabad ah oo Ka shira Shirka Maanta ?.

Maxaa Caqabad ah oo Ka shira Shirka Maanta ?.

0

Caqabadaha wali hortaagan furitaanka Shirweynaha Xiritaanka Heshiiska Doorashada ee Afisiyoone waxaa kamid ah Khilaaf ka dhashay Habka loo diyaariyay Kuraasta Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Gaar ahaana Galmudug iyo Hirshabelle oo la sheegay in hal Kursi ay kuwada fariisan doonaan.

Waxaana Howlwadeenada (Protocol) Labadaasi Madaxweyne ay Codsadeen in min Hal kursi sida Madaxda kale loo dhigo Labada Masuul.

Sido kale waxaa Rajo xumo laga muujinayaa inuu shirka kusoo biiro Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la sheegay inuu saluugsanyahay Qodobo kamid ah Heshiiska.

Ad
Previous articleWeerar ka dhacay Deegaan Hoostaga Dhuusamareeb oo dad Lagu dilay
Next articleGudoomiyaha Aqalka sare oo Lagu Qanciayay Ka qeyb-galka Shirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here