Home Wararka Somaliya Galmudug Liiska Golaha Deegaanka Balnbale oo La shaaciyay (Akhriso)

Liiska Golaha Deegaanka Balnbale oo La shaaciyay (Akhriso)

0

Wasaaradda arimaha guddaha Galmudug ayaa soo saartay shaxda xubnaha gollaha deeganka degmada balanblalle oo ka kooban 19-kursi.

Beesha ceyr oo tirsi ahaan dooneysay in ku dhaw kala bar kuraasta ayaa la siiyay 2-xubnood, waxaa sidoo kale 2-kursi yeelanaya beesha Dir, halka Beesha mareexaan qayb ahaan loo qoondeeyay 15-xubnood.

Sidee u aragtaa habka loo qaybiyey gollaha deegaanka Balanballe.

 

Ad
Previous articleMadaxda Maamul Gobaleedyada oo Bilaabay shirar kala duwan
Next articleWeerar ka dhacay Deegaan Hoostaga Dhuusamareeb oo dad Lagu dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here