Home Wararka Maanta WAR DEG DEG: Farxaan Qaroole oo la Dilay

WAR DEG DEG: Farxaan Qaroole oo la Dilay

0

Allaha u naxariisto Gen. Farxan Max’uud Aadan (Qaroole) Taliyihii qeybta Booliska gobolka Banaadir ayaa la soo sheegayaa inuu ku geeriyooday qarax miino ah oo jidka lagu aasay isaga iyo kolonyo ciidan ah oo la socotay.

Saraakiil ku sugan goobta ay Miinada kula qaraxday ayaa warka la xariira geeridda Gen. Farxaan Qaroole xaqiijiyay.

Taliyaha ayaa ku sugnaa degaanka Basra oo saaka ciidamada DF ay ka fuliyeen Howlgal, halkaasoo ah goobta lagula eegtay Qaraxa. Wuxuu ka mid ahaa saraakiil hoggaaminayay dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

 

 

Ad
Previous articleFaahfaahin:Wararkii U Danbeeyay Xogta Wadahadalo U Bilowday Dowladda Iyo Ururka Ahlu-Suna.
Next articleDowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Howlgalkii uu ku geeriyooday Farxaan Qaroole

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here