Home Wararka Maanta Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo Amaro Cusub soo saaray

Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo Amaro Cusub soo saaray

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi xasan Hijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed in ay ku ekaadaan shaqadooda oo ah amniga muwaadiniinta iyo hantidooda, si fiicanna ay ula dhaqmaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Taliye Xijaar oo in Mudda ah La arkin ayaa caawa Qoraalkaan soo saaray sida ay daabacday Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

Xijaar ayaa Faray Ciidamada Boliiska Soomaaliya in ay Gutaan Waajibaadka ka saaran u Adeegida Bulshada ayaa sidaan soo saaray.

Ad
Previous articleTaliyaha Qeybta 27-aad ee CXD oo Amar duldhigay Sarkaal ka Tirsan Milateriga (Akhriso)
Next articleFarmaajo oo La kulmay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxabanaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here