Home Wararka Maanta Taliyaha Qeybta 27-aad ee CXD oo Amar duldhigay Sarkaal ka Tirsan Milateriga...

Taliyaha Qeybta 27-aad ee CXD oo Amar duldhigay Sarkaal ka Tirsan Milateriga (Akhriso)

0

Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Janaraal Tareedisho ayaa amray in laga joojiyo dhamaan xuquuqda uu wasaaradda difaaca ku leeyahay Gaashaanle dhexe Axmed Naxar Calasow, oo ka tirsan saraakiisha gobalka Hiiraan.

Taliye Tareedisho ayaa sarkaalkaan ku eedeeyay in uu faraha la galay arrimo qabiil, hase yeeshee sarkaalka iyo xubno kale oo qoyskiisa ah ayaa ii sheegay in lagu heesto mucaaradad aan hubeesneen oo uu kala horyimid maamulka cusub ee HirShabeelle.

Arrintaan xuquuq ka joojinta ah ayaa ku soo aadeysa iyadoo mucaaradku iyo ciidamada ku sugan Muqdisho ay maalmahan muujinayeen in ciidanka iyo saraakiishooda lagu sameyn karo shaqo joojin, xuquuq ka xayirid, xarig iyo ruqseenba

Balse Su’aasha jawaabta ubaahan ayaa ah Xaligaan La joogo ee Kala guurka ah Shaqsi in Lagu sameeyn karo shaqo joojin iyo Dalacsiin.

Ad
Previous articleSaraakiisha Ciidamada Mucaaradka oo caawa ku Shiraya Shiirkole
Next articleTaliyaha Boliiska Soomaaliya oo Amaro Cusub soo saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here