Home Wararka Somaliya Shir Looga Hadlaayay Amniga Caabudwaaq oo Degmadaas lagu Qabtay

Shir Looga Hadlaayay Amniga Caabudwaaq oo Degmadaas lagu Qabtay

0

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane
Cali Daahir Ciid ayaa guddoomiyey shirka Amniga Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ee ka howlgala degmadda Cabudwaaq ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha amniga, iyo furista waddooyinka, si loo soo celiyo bilicda, loona xoojiyo amniga & kala danbaynta.

Ad
Previous articleWasiirka jamaal oo u jawaabay Xildhibaan UK aqoonsiga Soomaaliland
Next articleUrur Kasoo Horjeeda Maamulka Galmudug oo Caawa Looga Dhawaaqaayo Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here