Home Wararka Maanta Urur Kasoo Horjeeda Maamulka Galmudug oo Caawa Looga Dhawaaqaayo Magaalada Muqdisho

Urur Kasoo Horjeeda Maamulka Galmudug oo Caawa Looga Dhawaaqaayo Magaalada Muqdisho

0

Gole la magac baxay Badbaadada Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in looga dhawaaqo Muqdisho, golahan ayaa ku mideysan siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan, waxaana uu noqon doonaa Gole mucaarad ah oo ka dhan ah Maamulka Madaxweyne Qoorqoor.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa bilo ka hor ka soo gudbay loolan siyaasadeed oo Ahlusuna kaga yimid, lama oga inuu ka gudbi karo midkan haatan ku soo fool leh, waana mid ku xirnaan doonta is bedelka ka dhasha doorashada Federaalka kaddib.

Ad
Previous articleShir Looga Hadlaayay Amniga Caabudwaaq oo Degmadaas lagu Qabtay
Next articleDeg deg Shirkii Caawa lagu Qaban lahaa Muqdisho oo Galmudug looga soo Horjeeday oo Xoog Lagu joojiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here