Home Wararka Somaliya Shacabka iyo Ganacsatada Gobalka Banaadir oo Amaro la duldhigay

Shacabka iyo Ganacsatada Gobalka Banaadir oo Amaro la duldhigay

0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ganacsatada ku amray inaysan wax ka iibsan karin qofka aan soo xiran Afxirka una Hogaansamin amarka Dowladda

Waxaa la Amray dhamaan Ganacsatada Gobalka Banaadir in ay ka taxadaraan Faafitaanka Caabuqa Covid-19.

Goaankaan ayaa soo baxay kadib shir ay isugu yinaadeen Masuuliyiinta Gobolka oo u shir gusoominayay duqa Muqdisho.

Xaaladda Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay  Waxaa laga dareemaayay cabsi xoogan oo caabuqaan ku saabsan waxaana Korortay dhimashada

Ad
Previous articleDhuusomareeb oo laga sameeyah Howlgal Dad lagu soo qabtay
Next articleRa’isul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo Shir ku leh Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here