Shacab lagu dilay ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley ee Gobalka Gedo(Sawiro)

GEDO, JUBBALAND: Shacab lagu dilay ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley ee Gobalka Gedo

Al shabab ayaa 12 qof oo u badan dad shacab ku dishay ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley oo u dhaxeeya Degmooyinka Bardheere iyo Ceelwaaq, waxaa ay meesha ku guben garigii riiga ah & dhaman alaabtii lagu qodayay ceelka.

Bulshada deegaanka ayaa inoo sheegtay in Al shabab ay gubeen injineeradda ceelka qodayay & shacabkii la socday dhammantood. Abdinaasir mansor.