Home Wararka Maanta Rooble oo Magacaabay guddi ka shaqeeya Doorashada

Rooble oo Magacaabay guddi ka shaqeeya Doorashada

0

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddi Sare ee Farsamo oo ka taageeraya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha arrimaha doorashooyinka, kuwaasoo ka kooban todob xubnood.

Guddigan ayaa howshiisa tahay isku xirka dhammaan howlaha doorashooyinka ee hey’adaha ku shaqada leh, sida Beesha Caalamka, Golaha Wadatashiga Qaran iyo

Guddiyada kale ee doorashooyinka heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Xubnaha guddigan ayaa waxaa kamid ah guddoomiyihii hore ee guddiga doorashooyinka dalka sanadkii 2016kii Avv Cumar Dhagay.

Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa kala ah;

1-Abdkadir Elmi Ali.
2-Avv Omar Mohamed Abdulle.
3-Fatumo Abdi Ali.
4-Mohamoud Mohamed Roble.
5-Laila Abdikarin Mohamed.
6-Liban Rabile Good.
7-Abdulahi Hashi Hussein.

Ad
Previous articleQaramada Midoobey oo War naxdin leh ka qortay Caruur Somaliyeed oo Muddo la raadinaayay Tababarna Loo qaaday
Next articleHowlgal ka dhan ah Alshabaab oo Laga sameeyay Deegaano Hoostaga Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here