Home Wararka Maanta Rooble iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada oo saxiixay Heshiiska Doorashada (Sawiro)

Rooble iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada oo saxiixay Heshiiska Doorashada (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la soo xirayo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

Heshiiska Ay saxiixeen Madaxda ayaa Laga Hor akhrinayaa Shirka oo hadda soconaya waxaana Murtiyeedku noqon doonaa Mid ku Qotoma Heshiiska saxiixa Wadajirka ah.

La soco Goor dhaw Faah Faahinta

 

Ad
Previous articleXaflada Xiritaanka Shirka Wadatashiga Qaranka oo soconaysa
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Saxiixay Heshiiska Doorashada Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here