Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Saxiixay Heshiiska Doorashada Dalka

Madaxweyne Qoor Qoor oo Saxiixay Heshiiska Doorashada Dalka

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Cabdi Kaariye ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiis laga gaaray qodobadii doorashooyinka ee horey la iskugu afgaran waayay.

Shirka wadatashiga Qaran oo maalmihii danbe ka socday magaalada Muqdishu ayaa maanta loo fadhiyaa xaflad si weyn loo maamuusay oo lagu soo xirayo shirka.

Shirka oo ugu danbeyntii laga gaaray heshiis iyo afgarad buuxa ayaa waxaa saxiixay Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo dhamaan Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Ad
Previous articleRooble iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada oo saxiixay Heshiiska Doorashada (Sawiro)
Next articleAkhriso Qodobada ugu Waaweyn Heshiiska Doorashada ee la gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here