Home Wararka Somaliya Galmudug Ra’isul Wasaare Rooble oo shir gudoomiyay shirkii ugu dambeeyay {Sawiro}

Ra’isul Wasaare Rooble oo shir gudoomiyay shirkii ugu dambeeyay {Sawiro}

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu eegay howlihii u qabsoomay Xukuumaddiisa muddadii ay shaqeyneysay.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xubnaha Golaha Wasiirrada ugu mahadceliyay sidii wanaagsaneyd ee ay ula soo shaqeeyeen, isagoo kula dardaarmay sii wadista howlaha qaranka iyo gacan siinta Ra’iisul Wasaaraha magacaaban iyo dowladda cusub.
Ad
Previous articleAadan Madoobe oo U Hanjabay Golaha Shacabka Xili kooram la.aan loo ansixin la.yahay Raysulwasaare cusub ee Xamse Barre
Next articleDhgaeyso Aqalka sare oo Maanta magacaabay Guddiga Dastuurka aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here