Home Wararka Somaliya Galmudug Dhgaeyso Aqalka sare oo Maanta magacaabay Guddiga Dastuurka aqalka sare

Dhgaeyso Aqalka sare oo Maanta magacaabay Guddiga Dastuurka aqalka sare

0
Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Mudane Cabdi xaashi cabdullaahi ayaa maanta  oo soo magacaabay xubnaha golahaasi ku matalaya gudiga dastuurka ee labada aqal kuwaa oo ka kooban 5 xubnood.
1).Xasan Xuseen Xaaji =Koonfur Galbeed.
2). Cabdi Xasaa Cawaale (qaybdiid )=Galmudug.
3). Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)=Jubaland.
4). Saalax Axmed Jaamac =Somaliland
5). Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)=Jubaland
Xubahaan Maanta la magacaabay waxaa ka maqan Hirshabelle, lamana oga sababta looga reebay Hirshabelle.
Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo shir gudoomiyay shirkii ugu dambeeyay {Sawiro}
Next articlePuntland oo Xukun adag Ku Riday Rag Ka Tirsana Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here