Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble Laga bilaayo 10:00 ee caawa Muqdisho waa Bandaw

Ra’isul Wasaare Rooble Laga bilaayo 10:00 ee caawa Muqdisho waa Bandaw

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha maadaama ay dalka imaanayaan madax iyo wufuud heer sare ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Taliska Booliska in ay diyaariyaan gaadiid goobaha caafimaadka lagu geeyo dadka ay la soo darsaan xaaladaha caafimaad inta ay jidadku xiran yihiin.

Shacabka Muqdisho ayuu ugu baaqay Ra’isul Wasaaraha Dalka Maxamed Xuseen Rooble inay dulqaad muujiyaan Maadaama Dalka iyo Dowladaba Marti loo yahay.

Ad
Previous articleDhaliyaro Soomaali ah oo si ba,an loogu laynaayo Koonfur Afrika iyo kuwa Hor leh la Dilay
Next articleMaxaa kala qabsaday xildhibaan Aadan Barre Ducaale iyo nin ku sigtay inuu sarwaalka ka siibo?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here