Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Cusub oo Maanta si RASMI ah u Shaqa bilaabay

Ra’isul Wasaaraha Cusub oo Maanta si RASMI ah u Shaqa bilaabay

0

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa.

Wasiirka Kowaad ee dalka ayaa shalay la wareegay xilka waxuuna xilka kala wareegay Maxamed Xuseen Rooble Ra’isul Wasaarihii Hore ee dalka

Ad
Previous articleCabdiraxman Cabdishakur oo Ilhaan Cumar iyo Dowlada Maraykanka Hal Arin ugu Mahadceliyay
Next articleP.M Xamze oo Maantay Si Rasmi ah u Shaqa Bilaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here