Home Wararka Somaliya Galmudug Puntland oo Galmudug ku wareejisay Gadiid Dagaal(Sawiro)

Puntland oo Galmudug ku wareejisay Gadiid Dagaal(Sawiro)

0

Dowlada Galmudug ayaa Maamulka Puntland kala soo wareegtay gawaari Ciidan oo sanadihii lasoo dhaafay uga Xayirnaa magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka bari.

ilaa 6 Cabdi bille oo ay leeyihiin Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa puntland gaalkacyo keentay, kuwaasi oo ugu dambey loo soo gudbiyey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kadib dadaal arintani uu ku bixiyey Madaxwaynaha Galmudug oo ay ka go’antahay dhismaha Ciidamada.

Waa dufcadii labaad ee gaadiid dagaal ah kuwaa oo Puntland ku wareejiso Galmudug, kadib mudo dheer oo sifo aan sharci aheyn ay ku heysteen gaadiidkan dagaal oo ay bixisey Hay,adda (UNOPS) oo haatan ka shaqeysa dhismaha Ciidanka Booliiska.

Ad
Previous articleGudoomiyayaashi Hore ee Labada Aqal oo Qaatay Shahadada Musharaxnimo(Sawiro)
Next articleFahad Yaasiin oo Ka hadlay go,aankii kasoo Baxay Maxkamada Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here