Home Wararka Maanta Fahad Yaasiin oo Ka hadlay go,aankii kasoo Baxay Maxkamada Sare

Fahad Yaasiin oo Ka hadlay go,aankii kasoo Baxay Maxkamada Sare

0

La taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yasiin Xaaji Daahir oo war qoraal ah soo saaray ayaa sheegay in uu aqbalay go’aankii ay maxkamadda sare ka soo saartay dacwaddii kurisga HOP086 ee uu dhawaan maxkamadda u gudbiyey.

“Markii aan si qotodheer uga baaraan dagay qaraarka ay soo saareen garsooreyaashu, waxaan rabaa in aan bulshada Soomaaliyeed la wadaago inaan ixtiraamayo qaraarka ka soo baxay maxkamadda sare, oo ah hay’adda ugu sarraysa ee garsoorka dalka, kaas oo ay ku sheegeen in aysan awood u lahayn go’aan ka gaarista gal-dacwadeedka.” ayuu yiri Fahad qoraalkiisa ku yiri

HOOS KA AKHRISO QORAALKA UU SOO SAARAY OO DHAMEYSTIRAN:-

Ad
Previous articlePuntland oo Galmudug ku wareejisay Gadiid Dagaal(Sawiro)
Next articleWararka ugu danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 21 Abriil, Ruushka oo Qabsaday Qeybo Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here