Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo Dowlada Xasan shiikh markale Dhaliishay Farmaajana Ha arin ku amaanay

Puntland oo Dowlada Xasan shiikh markale Dhaliishay Farmaajana Ha arin ku amaanay

0

Wasiirka Maaliyadda Puntland, Xasan Abgaal oo kamid ah wasiirada ugu saameynta badan ee kudhaw Madaxweyne Deni.

Kaas oo ku eedeeyey dawladda Federaalka ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xassan sheekh in aysan diyaar u aheyn wada shaqeyn dhab ah.

“Dowladdii hore wax walba wadar-oggol ayey ahaayeen, deeqaha iyo mashaariicdaba balse xukuumaddan wadashaqayn taas diyaar uma aha.” Ayuu yiri Xasan Shire Abgaal.

Dhawaan ayuu Xasan Shiikh booqday Maamulka Puntkand Balse Fashil ayuu Kusoo Dhamaaday Wadahadalo uu la Galay Madaxweynaha Puntland Deni.

 

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Xamze oo la kulmay Wafdi ka socda Bangiga aduunka
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo sameeyay Magacaabis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here