Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo sameeyay Magacaabis

Madaxweyne Xasan Sheikh oo sameeyay Magacaabis

0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf.

Magacaabista Laga sugayo Madaxweynaha dalka ayaa ah isbadalka Lagu sameenaayo Ciidamada Qalabka sida Saraakiisha hogaamisa iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir

 

Ad
Previous articlePuntland oo Dowlada Xasan shiikh markale Dhaliishay Farmaajana Ha arin ku amaanay
Next articleDEG DEG: Alshabaab oo Saakay Gubay Ceelal ku Yaala Mudug iyo Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here