Home Wararka Maanta Midowga Musharaxiinta oo Fariin udiray Dowladda Soomaaliya

Midowga Musharaxiinta oo Fariin udiray Dowladda Soomaaliya

0

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa sheegay in ay garab taagan yahay waalidiinta ubadkooda kaga maqan yihiin dalka Eritrea.

Qoraal ka soo baxaay Musharaxiinta ayaa Lagu yiri ” Haddaba goluhu wuxuu cadaynayaa in madaxweynaha xilkiisa dhamaaday uu qaadayo masuuliyada. Waxaan suuragal ahayn in isagoo gaystay gaboodfal intaa la eg uu damac kaga sii jiro hoggaanka dalka.

Halkaan ka akhriso Qoraalka

Ad
Previous articleMasuuliyiin ka Tirsan Galmudug oo Kormeeray Deegaanka Bohol oo Hoostaga Dhuusamareeb (Sawiro)
Next articleDagaal ka qarxay Deegaan Hoostaga Bacaadweyne iyo Faah faahino laga helayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here