Home Wararka Somaliya Dagaal ka qarxay Deegaan Hoostaga Bacaadweyne iyo Faah faahino laga helayo

Dagaal ka qarxay Deegaan Hoostaga Bacaadweyne iyo Faah faahino laga helayo

0
Wararka ka imaanaya Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Dagaal Culus uu ka Socodo Duleedka Degmada Bacadweyne Ee Gobolka Mudug gaar ahaan Deegaanka( Sabeeno gawrac ).
Alshabaab ayaa la sheegayaa in weerar ay ku soo qaadeen Ciidanka Daraawishta Galmudug iyo kuwa dawladda oo halkaas ku sugnaa.
Dagaal oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo ayaa Weli Socoda, waxaana jirta cabsi ay dareemayaan dadka deegaanka
Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo Fariin udiray Dowladda Soomaaliya
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here