Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Aqalka sare oo Lagu Qanciayay Ka qeyb-galka Shirka

Gudoomiyaha Aqalka sare oo Lagu Qanciayay Ka qeyb-galka Shirka

0

Midowga Musharixiinta ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka ku qanciyay in uu ka qeyb galo munaasabadda saxiixa heshiiska doorashada.

Kulan ay Hooygiisa kula yeeesheen Hoggaanka Midowga Musharixiinta  Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa loo sheegay in wixii tabasho ah ee kale la xalin doono.

Daqiiqadaha soo socda ayaa la filayaa in Guddoomiyaha Aqalka Sare uu tago Teendhada Afisiyooni oo Munaasabadda lagu qabanayo.

Ad
Previous articleMaxaa Caqabad ah oo Ka shira Shirka Maanta ?.
Next articleXaflada Xiritaanka Shirka Wadatashiga Qaranka oo soconaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here