Maleeshiyaad Hubaysan Dad Ku laayay Magaalada Gaalkacyo

Maleeshiyaad Kasoo jeeda Beesha Reer Biciidyahan Oo Weerar Gaadmo Ah Kafuliyey Waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Maleeshiyaad Kor udhaafaya 40 meeyo Ruux oo kasoo jeeda Beesha reer biciidyahan Kuna hubaysan Gaadiid Dagaal Ayaa Weerar kuqaaday Subaxdii hore ee saakay 7 ruux oo kasoo jeeda Beesha Reer Mahad oo Muran dhuleed Kaladhaxeeyey.

Inta laxaqiijiyey 4 ruux ayaa Geeriyootay 2 Ruux oo kale waa dhaawacmen Dhinacyadii Dirirtu dhexmartay Waxaana wali taagan xiisada Dagaal ee halkaas kadhalatay waxaana lasoo warinayaa inuu jiro Hub aruursi labada dhinac ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*