Home Wararka Maanta Madaxweynaha Ukraine Oo Golaha Amaanka U Gudbiyay Dambiyo Culus Uu Ruushka Geystay.

Madaxweynaha Ukraine Oo Golaha Amaanka U Gudbiyay Dambiyo Culus Uu Ruushka Geystay.

0

Madaxweynaha Ukraine ayaa ku eedeeyay Ruushka dembi ka dhan ah aadanaha. Zelensky ayaa la hadlay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kadib markii uu Ruushka duqeymo horleh ku ekeeyay xarumaha tamarta dhaliya ee Ukraine.

Koronta ayaa ka go’day inta badan dalkaas.

Isagoo ka hadlayey kulan deg deg oo Golaga Ammaanka ee Qaramarada ah oo ay Ukraine codsatay ayaa Mr Zelensky waxaa uu sheegay in Ruushku si uu ku talogalay uu u dhibaateynayo magaalooyinka isagoo ku qaadatya weeraro aan kala sooclaheyn , ila markaana garaaraya dhismeyaasha , dugsiyada , gaadiidka iyo isbitaalada.

Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Madaxweyne Putin inuu duqeymaha cusub uga gol leeyahay, in shacabka Ukraine ay dhibaato soo gaarto xilligan qaboobaha ah.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Duqeyn Ku Dishey 49 Ka Tirsan Alshabaab
Next articleMaleeshiyaad Hubaysan Dad Ku laayay Magaalada Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here