Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Madaxweynihii Hore ee Koonfurgalbeed oo loo Diiday inuu baydhabo usafro

Madaxweynihii Hore ee Koonfurgalbeed oo loo Diiday inuu baydhabo usafro

0

Madaxweynihii hore Koofur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa hadda lagu celiyey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaa loo diiday inuu u safro Baydhabo oo uu yaallo Kursigiisa Xildhibaannimo.

Shariif Sakiin ayey biishiisu siisay kursiga ay leeyihiin si uu u noqdo Xildhibaan, Lafta gareen ayaa ka Cabsi qaba in haddii shariif noqdo Xildhibaan uu u tartamayo Kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka, taas ayaana keentay in Xamar lagu celiyo.

Nisa ayaa bixisay amarkaas sida aan kasoo xigtay ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Garoonka diyaaradaha ee Xamar.

 

Ad
Previous articleCali Guudlaawe oo Go,aan lama Filaan ah ka Qaatay Kuraastii Taalay Baladweyne
Next articleMaamulka Gobalka Gedo oo Diiday in Guddigii Rooble Magacaabay aytagaan Garbahaareey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here