Home Wararka Maanta Akhriso Qodobada ugu Waaweyn Heshiiska Doorashada ee la gaaray

Akhriso Qodobada ugu Waaweyn Heshiiska Doorashada ee la gaaray

0

Qodobada ugu waa wayn War-murtiyaadka shirka.

in la bedelo xubnaha guddiga Doorashada ee doodda dhaliyay.

In guddiga Doorashooyinka ay dhaxdooda iska soo doortaan guddoonkooda.

In Gudoomiyaha Garbahaareey iyo Maamulkiisba uu soo magacaabo Madaxweynaha Jubbaland, in amniga ay sugaan Amisom Boolis ah.

In guddiga doorahada Soomaaliland uu 6Xubnood uu soo magacaabo Gudoomiyaha aqalka sare.

In ciidamada aysan ku milmin siyaasadda.

In 60 Maalmood gudahood ay ku dhacdo Doorashada Soomaaliya.

Arinta Soomaalimad Waxaa hogaaminaya Ra’iisul Wasaaraha asaga oo la tashanaya Gudoomiyaha aqalka iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Saxiixay Heshiiska Doorashada Dalka
Next articleAkhriso Warmurtiyeedka Shirka Golaha Doorashada Qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here