Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daah Furay imtixaanka Dugsiyada sare (SAWIRO)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daah Furay imtixaanka Dugsiyada sare (SAWIRO)

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa si rasmi ah u daah furay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare  dalka sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Ardayda sanadkaan u fadhiisanaysa imtixaanka ka dhacaya Deegaanada galmudug ayaa gaaraya in ka badan 2,458 dhinaca galmudug.

Cali Daahir Ciid Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa guul u rajeeyay ardayda Maanta u fadhiisatay imtixaanka Guud ee Dowladda.

Ad
Previous articleAkhriso Galmudug oo Joojisay Dhismaha Golaha Deegaanka Dhusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo  Balamballe
Next articleShir Deg Deg oo Muqdisho uga socda Xubnaha Beesha caalamka iyo R/W Rooble iyo M G D (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here