Home Wararka Caalamka Shir Deg Deg oo Muqdisho uga socda Xubnaha Beesha caalamka iyo R/W...

Shir Deg Deg oo Muqdisho uga socda Xubnaha Beesha caalamka iyo R/W Rooble iyo M G D (Sawiro)

0

Ra’iisal wasaraha XFS iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedya Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Beesha Caalamka.oo maanta shir uga furmay Muqdisho

Kulanka Waxaa looga hadlay Arimaha Doorashooyinka iyo Amniga Dalka waana shir daba socda Shirkii dhawaan Muqdisho Lagu soo Afjaray Loogana hadlayay Doorashada dalka.

Beesha Caalamka, Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka iyo Raysul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa iska waraysan doono sidii Loo qaban lahaa Doorashada Dalka oo dhawaan La shaaciyay in Lagu qaban doono Muddo 2 Bil Gudaheeda.

Beesha Caalamka ayaa dhawaan Bogaadiyay Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamul gobaleedyada dalka ay ka gaareen Doorashada dalka.

Ad
Previous articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daah Furay imtixaanka Dugsiyada sare (SAWIRO)
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Beesha Caalamka warbixin ka siiyay Hanaanka Doorashada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here