Home Wararka Somaliya Puntland Madaxweyne Deni oo ka horyimid Wereegtooyinkii Usoo saaray Axmed Karaash

Madaxweyne Deni oo ka horyimid Wereegtooyinkii Usoo saaray Axmed Karaash

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Soo saaray Qoraalkaan oo uuga Hadlaayo Magaacibistii uu Axmwd Karaash Maantay Sameeyey.

“Anigoo ah Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, dhawrayana masuuliyadda iga saaran illaalinta sareynta sharciga sida ku cad Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad, farqaddiisa 2-aad, fulinayana awoodaha Dastuuriga ah ee ku cad qodobka 80-aad, waxaan halkaan ku caddeynayaa in aanaysan dhaqangal ahayn wareegto kasta ee uu soo saaro Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland aniga oo ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya.

Haddaba, waxaan farayaa dhammaan hay’adaha Dowladda in qofkastaa shaqadiisa qabsado, aanna loo hogaansamin wareegto kasta oo aan waafaqsaneyn Dastuurka iyo Qawaaniinta kale ee Dowladda Puntland sida ku cad qodobka 138-aad, farqaddiisa 2-aad ee Dastuurka Puntland.”

Ad
Previous articleDagaalka Ukraine: Putin oo hanjabaad hor leh ka soo saaray adeegsiga hubka nukliyeerka
Next articleDad farabadan oo lagu xiray Guriceel iyo Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here