Home Wararka Somaliya Somaliland Lamaane is Qabayboo Lagu Dilay Magaalada Laasacaanood

Lamaane is Qabayboo Lagu Dilay Magaalada Laasacaanood

0

Kooxo hubaysan ayaa caawa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool dil ugu gaysatay lammaane isqabay.

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in kooxdii dilka geystay ay goobta ka baxsadeen.

Dilka Lamaanahan ayaa ka dhacay xaafadda farxaskule xili ay ku sii socdeen gurigooda sida ay sheegayaan dadka degaanka.

Lama oga cida dilka gaysatay dilkan iyo sababta ka dambeysay, balse waa markii labaad ee dil noocan oo kale ah uu ka dhac Laascaanood todobaadyo gudahood

Laamaha Ammaanka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ka bilaabay howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo laguna baadigoobayo kooxihii ka dambeeyay dilka.

 

Ad
Previous articleCabasha xoogan oo laga Muujiyay Doorashada Beri ka Dhacaysa Jowhar iyo Musharixiin isaga Soo laabtay
Next articleLafta Gareen oo Wasiiro Cusub Magacaabay kuwa Kalana Xilka Ka Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here