Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cabasha xoogan oo laga Muujiyay Doorashada Beri ka Dhacaysa Jowhar iyo Musharixiin...

Cabasha xoogan oo laga Muujiyay Doorashada Beri ka Dhacaysa Jowhar iyo Musharixiin isaga Soo laabtay

0

Inta badan Murashaxiinta lix kursi oo ay doorashadooda berri ka dhacayso magaalada Jowhar ayaa isaga soo tagay magaaladaas.

 

kadib markii ay Cali Guudlaawe ku eedeeyeen in shaqsiyaad gaar ah u xiray kuraasta qaar ee Golaha Shacabka.

Guddiga ayaa shaaciyay 12 Murashax oo loo diiwaan geliyay doorashada berri, waxaana lix kamid ah lagu sheegay in ay yihiin malxiisayaal ay soo qorteen xubnihii kuraastaas ku fadhiyay 4-tii sano ee la soo dhaafay.

HirShabeelle, gaar ahaan Jowhar waxaa laga qabay rajo wayn oo ah in ay ka dhici doonto doorasho ka duwan tii Golaha Shacabka ee ka dhacday maamulada kale, si lamid ah doorashada Aqalka Sare, balse waxaa muuqato in uu jiro musuq maasuq iyo boob doorasho.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo si aan Caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Imaaraadka Carabta(Sawiro)
Next articleLamaane is Qabayboo Lagu Dilay Magaalada Laasacaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here