Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Lafta Gareen oo Wasiiro Cusub Magacaabay kuwa Kalana Xilka Ka Qaaday

Lafta Gareen oo Wasiiro Cusub Magacaabay kuwa Kalana Xilka Ka Qaaday

0

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa lagu magacaabay saddex wasiir oo kamid noqonaya wasiirada maamulkiisa.

Madaxweyne Laftagareen ayaa saddex wasiir oo cusub u magacaabay wasaaradaha Dekadaha & Gaadiidka, Boostada iyo Isgaarsiinta iyo wasaarada Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda.

Wasiiradii horey xilalkan u hayay ayaa qaarkood dhawaan loo doortay in ay noqdaan xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya.

Ad
Previous articleLamaane is Qabayboo Lagu Dilay Magaalada Laasacaanood
Next articleDilal ka Dhacay Magaalada Muqdisho 24saac ee lasoo Dhaafay Xili amniga Muqdisho Faraha Kasii baxayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here