Home Wararka Maanta Koonfur Galbeed oo Shaacisay Qaarka Mid ah Xildhibaano Dhawaan la Dooran Doono

Koonfur Galbeed oo Shaacisay Qaarka Mid ah Xildhibaano Dhawaan la Dooran Doono

0

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11-kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/2022.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili qodobo la xiriira hufnaanta doorashada laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Ad
Previous articleCumar Cabdirashiid oo Sheegay ina laga Been abuuray Bayaankii Xalay aysoo Saareen Madaxdii Hore ee Puntland
Next articleGabar 11 sana jirta oo loo Magaacabay inay Noqoto Danjire(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here