Koonfur Galbeed oo Markale Shaacisay Jadwalka Xubno Kamid Noqon Dooona Golaha Shacabka

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyey jadwalka doorashada 3 kursi oo ka mid ah xubnaha cusub ee golaha shacabka

Saddexdan kursi ayaa qeyb ka ah 11 kii kursi ee Koonfur galbeed shaacisay dhowaan, iyadoo shan ka mid ah kuraastaasna maanta lagu doortay magaaalada Baydhabo.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA SADDEXDA KURSI

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*