Home Wararka Maanta Deni oo Sheegay inuu Yahay Musharax Madaxweyne kana Tanaasulaayo Xilka Madaxweyne ee...

Deni oo Sheegay inuu Yahay Musharax Madaxweyne kana Tanaasulaayo Xilka Madaxweyne ee Puntand

0

Sida ay Mudug24 u xaqiijiyeen masuuliyiin kala duwan, Madaxweyne Deni ayaa maanta u sheegay xubnaha Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Puntland in uu yahay musharax Madaxweyne Federaal, wuxuu sheegay in uu fursado badan haysto.

Farmaajo iyo isaga oo kaliya ayuu sheegay in ay Kursiga Villa Somalia isku haystaan, ayna rajo ahaan siman yihiin, dhaqaale ayuu sheegay in uu haysto.

Madaxweyne-nimada Puntland ayuu cadeeyey in uusan rabin, kuna soo laaban doonin balse uu doonayo in la ambabixiyo, oo cabashada beelaga laga caawiyo damintooda.

Qadiyada Boosaaso, ayuu sheegay in uu qaatay xalkii Isimadda.

Ad
Previous articleDeg deg Shirkii Caawa lagu Qaban lahaa Muqdisho oo Galmudug looga soo Horjeeday oo Xoog Lagu joojiyay
Next articleKoonfur Galbeed oo Markale Shaacisay Jadwalka Xubno Kamid Noqon Dooona Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here