Home Wararka Maanta Isimada Puntland ayaa Sòo saaray Go’aan Culus oo Ka dhan ah Madaxweyne...

Isimada Puntland ayaa Sòo saaray Go’aan Culus oo Ka dhan ah Madaxweyne Siciid Deni PSFna Taageeray

0

Qaar ka mid ah Isimada Puntland ayaa go’aano ka soo saaray xalinta xiisadii dagaal ee Boosaaso iyo khilaafkii ka taagnaa hoggaanka PSF.

Isimada ayaa soo jeediyay gogol dib u heshiisiin ay u dhigaan Madaxweynaha Puntland, Saraakiisha PSF iyo mas’uuliyiintii hoggaaminayay ciidankii ku dagaalamay Boosaaso

In Hey’adda PSF ay sideeda ahaato Agaasimaheeduna ahaado Sareeye Guuto Maxamuud Cismaan Diyaano, kana shaqeyso dib u hagaajinta, tayeynta iyo dib u dhiska ciidankii kala irdhoobay iyo difaaca Puntland.

In dowladda Puntland ka laabato heshiiskii Dekeda Boosaaso ee DP World iyo (P&O Ports) maadaama aysan qaban wax la taaban karo muddo ku dhow shan sano

Ad
Previous articleGudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug oo Soo Gaaray Guriceel
Next articleMaraykanka ayaa Digiin Culus oo Hanjabaad ah usoo Dirtay Madaxda Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here