Home Wararka Maanta in ka badan 40 Kun oo arday ah oo Maanta u fadhiisanaya...

in ka badan 40 Kun oo arday ah oo Maanta u fadhiisanaya imtixaanka D sare

0

Imtixaanka Dugsiyada sare ee dalka ayaa Maanta Ka furamaya Qaar ka mid ah Goballada dalka iyo Gobalka Banaadir.

in ka badan 40 kun oo arday ah ayaana u fadhiisanaya imtixaanka Maanta sida Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay shaacisay.

Maamul Gobaleedyada Galmudug, Jubbaland, Hirshabelle, Konfur galbeed iyo Gobalka Banaadir ayaana imtixaanku ka qabsoomayaa in kastoo Puntland aysan qeyb ka aheen imtixaankaan lamana oga sababta.

Puntland ay sanadkii Hore qaadacday imtixaanka Dowladda sababa la xariira Muran siyaasadeed oo dhexmaray Dowladda dhaxe iyo Maamulka Puntland

Ad
Previous articleDeg Deg Fanaanka Sharma Boy oo Garoowe Lagu xiray
Next articleAkhriso Galmudug oo Joojisay Dhismaha Golaha Deegaanka Dhusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo  Balamballe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here