Home Wararka Somaliya Jubbaland Guddiga Doorashooyinka Oo Udigniin Adag U Diray Guddiga Doorashooyinka ee Aaday Garbahaareey

Guddiga Doorashooyinka Oo Udigniin Adag U Diray Guddiga Doorashooyinka ee Aaday Garbahaareey

0

Qoraal kasoo goordhaw kasoo baxay guddoonka Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer Federaal FEIT ayaa baaq loogu diray xubno katirsan guddigaasi oo shalay gaaray Garbahaarey, kuwaa oo sheegay in ay qabanayaan doorasho.

Guddiga doorashada ayaana sheegay in xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn go’aankii guddiga ee kor ku xusan ay ku sifoobi doonaan kuwo caqabad ku ah hanaanka geedi socodka iyo dhameystirka doorashooyinka, cawaaqib xumada ka dhalatana ay masuuliyadeeda iyagu qaadi doonaan.”

Halkan ka Akhriso qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada.

Ad
Previous articleDeg Deg Maxkamadda sare oo diiday dacwadii Fahad Yaasiin uu gudbiyay
Next articleGudoomiyayaashi Hore ee Labada Aqal oo Qaatay Shahadada Musharaxnimo(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here