Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Gudoomiye aadan Madoobe oo si wayn Loogu Soo Dhaweeyeb Baydhabo(Sawiro)

Gudoomiye aadan Madoobe oo si wayn Loogu Soo Dhaweeyeb Baydhabo(Sawiro)

0

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyay ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada ahan Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hogaaminayo.

Xubno ka tirsan Labada Gole, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, Saraakisha Laamaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa soo dhoweynta ka qeyb qaatay.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Xamse Barre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo goordhaw gaaray Aadan Yabaal
Next articleDagaal Culus oo Ka Dhacay Duleedka Degmada aadan yaabaal oo P.M Xamze booqday iyo Dowlada oo War kasoo Saartay Dagaalkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here