Home Wararka Somaliya Galmudug Ganacsade Kasoo jeeda Degmada Cadaado oo Goordhow lagu Dilay Muqdisho

Ganacsade Kasoo jeeda Degmada Cadaado oo Goordhow lagu Dilay Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaa saaka Suuqa weyn ee Madiina Wadajir ku diley AUN ganacsade Daahir jugle oo kamid ahaa ganacsatada kasoo jeeda Magalada Cadaado.

Kooxda ayaa la sheegay in Marxuumka ay ku dileen goobtiisa ganacsiga iyagoo markaasi ka dib goobta ka baxsadey.

Laba maalin kahor ayaa Sidaan oo kale Suuqa Bakaaraha Waxaa Loogu Dilay Ganacsade kale oo kasoo jeeda Degmada Cadaado.

Alshabaab ayaana Beegsi toos ah ku Haaya Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo dhawaan Degmada Baxdo ku Dilay in ka Badan 70 Alshabaab ahaa.

Ad
Previous articleMaraykanka oo sheegay inuu ka jawaabayo haddii Ruushku uu weerar Nukliyeer ah ku qaado Ukraine
Next articleCiidamada Xooga oo Gargaar Gaarsiiyay Meelo laga Xoreeyey Alshabaab(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here