Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Ku Dhawaaqday 5 Degmo oo Cusub

Galmudug oo Ku Dhawaaqday 5 Degmo oo Cusub

0

Golaha wasiirada Galmudug ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dagmooyin cusub oo ay yeelanayso dowlad goboleedka Galmudug.

Dagmooyinka cusub ee maanta la ansixiyay ayaa ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Galguduud, waxayna kala yihiin, Dhabbad, Galinsoor, Bandiiradleey, Ceelguula iyo Afbarwaaqo.

Waa Tiradii ugu Badnayd oo Halmar lagu Wada Dhawaaqo, Degmooyinkaan ayaana La Filayaa in Dhawaan La Horgeeyo Baarlamaanka Galmudug si ay u ansixiyaan.

 

 

Ad
Previous articleXildhibaanad Dhiirogelin ugu tagtay Ciidamada Beesha Murusade ee Dhawaan Wabxo Kasoo Baxay(Sawiro)
Next articleDhamaadka Isbuuca oo Baraf laga Filayo Stockhom iyo Götenborg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here