Home Wararka Maanta Farmaajo oo Wareejiyay Amniga iyo Hanaanka Doorashada Dalka

Farmaajo oo Wareejiyay Amniga iyo Hanaanka Doorashada Dalka

0

Maxweynaha muddo xileedkiisa Dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hogaanka doorashada iyo amnigaba ku wareejiyay RW Rooble, sidoo kale Golaha Shacabka ayuu ka dalbaday in ay ka laabtaan sharcigii jiheynta doorashada oo ay dhawaan ansixiyeen.

Madaxweynaha ayaa markii ugu horreysay soo hadal qaaday dagaaladii ka dhacay Muqdisho iyo barakicii xooganaa, isagoo masuuliyada dusha ka saaray siyaasiin dano gaar ah leh.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Hambalyo udiray Dhamaan Shaqaalaha Galmudug
Next articleAbshir Bukhaari Oo Ka Hadlay Go’aankii Doorashada Loogu Wareejiyay Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here