Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug oo Hambalyo udiray Dhamaan Shaqaalaha Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo Hambalyo udiray Dhamaan Shaqaalaha Galmudug

0
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray dhamaan Shaqaalaha Galmudug kuna saabsan Munaasabada 1da Maay 2021.
Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Aduunka awgeed, Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo eheladooda iyo gaar ahaan kuwa Galmudug meel kasta oo ay joogaan.
Wuxuu madaxweynuhu si gaar ah u xusay shaqaalaha kala duwan ee u taagan adeegga bulshada sida Caafimaadka, waxbarashada iyo amniga.
Ad
Previous articleFarmaajo oo Maareen la’ Siyaasada Dalka ayaa 8 Bil Gudahood 3 Jeer Golaha Hortegay
Next articleFarmaajo oo Wareejiyay Amniga iyo Hanaanka Doorashada Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here