Home Wararka Maanta Duqayn Gaystay Khasaaro 200 oo Dhimasho iyo Dhaawaca ah oo Ka dhacday...

Duqayn Gaystay Khasaaro 200 oo Dhimasho iyo Dhaawaca ah oo Ka dhacday Dalka Yemen

0

Dayuuradaha dagaalka Isbahaysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa duqaymo ka fuliyay xalay dalka Yemen.

Ugu yaraan 30 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay halka 170 kalena ay ku dhaawacmeen duqayntan oo lala beegsaday Xabsi ku yaalla gobolka Sacda.

Sidoo kale khadka Internetka ayaa gabi ahaanba ka maqan dalka Yemen ka dib markii uu isbahaysigu duqeeyay xarunta isgaariisnta ee Xudayda.

Arrinta ayaa imanaysa iyadoo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay baaqyo kala duwan ka soo saareen dhacdooyinka u dambeeyay ee dalka Yemen.

Ad
Previous articleDiyaarad hawada ku jirtay oo hal Qof oo Rakaab ka mid ahaa Sabab unoqday inay Dib u Laabato
Next articleGudoomiyaha Guddiga Khilaafaadka Doorashada oo gaaray Garoowe (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here